Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 8:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu dibigii gowracay, oo Muuse wuxuu soo qaaday dhiiggii, oo farta ku mariyey geesihii meesha allabariga, oo meesha allabarigana sidaasuu ku daahiriyey, kolkaasuu dhiigga ku ag shubay salkii meesha allabariga, quduus buuna ka dhigay, si uu kafaaraggud ugu sameeyo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 8

arki Laawiyiintii 8:15 macnaha guud