Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 7:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii hilibka allabarigiisa qurbaannada nabaadiinada ah la cuno maalinta saddexaad, markaas la aqbali maayo, oo kii bixiyeyna loo xisaabi maayo, laakiin taasu waxay ahaan doontaa karaahiyo, oo qofkii cunaana isagaa dembigiisa qaadanaya.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 7

arki Laawiyiintii 7:18 macnaha guud