Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 7:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haddii allabariga qurbaankiisu uu yahay nidar amase qurbaan uu ikhtiyaar u bixiyo, waa in la cunaa maalinta uu bixiyo allabarigiisa, oo wixii ka hadhana maalinta ku xigta ha la cuno.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 7

arki Laawiyiintii 7:16 macnaha guud