Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 6:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

La hadal Haaruun iyo wiilashiisa, oo waxaad ku tidhaahdaa, Kanu waa sharciga ku saabsan qurbaanka dembiga: meesha qurbaanka la gubo lagu gowraco waa in qurbaanka dembigana lagu gowracaa Rabbiga hortiisa, waayo, kaasu waa kan ugu wada quduusan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 6

arki Laawiyiintii 6:25 macnaha guud