Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 6:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa qurbaanka Haaruun iyo wiilashiisu ay Rabbiga u bixin doonaan maalintii isaga la subko, waana eefaah bur ah oo toban meelood loo dhigay meeshiis, oo ah qurbaan hadhuudh oo joogto ah, oo intaas badhkeed subaxdii ha la bixiyo, badhka kalena fiidkii ha la bixiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 6

arki Laawiyiintii 6:20 macnaha guud