Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadkuna waa inuu xidhaa dharkiisa wanaagsan, oo sirwaalkiisa marada wanaagsan laga sameeyeyna waa inuu gashadaa, oo waa inuu qaadaa dambaskii qurbaanka la gubayay oo dabku meesha allabariga dusheeda ku baabba'saday, oo waa inuu meesha allabariga ku ag shubaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 6

arki Laawiyiintii 6:10 macnaha guud