Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 5:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii qof xadgudbo oo uu si kama' ah ugu dembaabo Rabbiga waxyaalihiisa quduuska ah, markaas waa inuu Rabbiga u keenaa qurbaankii xadgudubkiisii aawadiis, kaasoo ah wan aan iin lahayn oo idaha laga soo bixiyey, oo aad ku qiimaysay lacag intuu sheqel yahay, iyadoo lagu miisaamay sheqelka meesha quduuska ah, oo kaas qurbaan xadgudub ha u bixiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 5

arki Laawiyiintii 5:15 macnaha guud