Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 5:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haddii lacagtiisu ayan ugu filnayn laba qoolley amase laba xamaam oo yaryar, markaas wixii uu ku dembaabay aawadood qurbaankiisa ha u keeno eefaah toban meelood loo dhigay meeshiis oo bur ah, kaasoo qurbaan dembi ah, oo waa inuusan saliid ku shubin, waana inuusan waxba foox saarin, waayo, waa qurbaan dembi.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 5

arki Laawiyiintii 5:11 macnaha guud