Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 4:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadku waa inuu dhiigga qaarkiis mariyaa geesaha meesha allabariga ee fooxa oo Rabbiga hortiisa taal oo teendhada shirka ku dhex taal, oo dibiga dhiiggiisa oo dhanna waa inuu ku ag shubaa salka meesha allabariga ee qurbaanka la gubo, taasoo iridda teendhada shirka taal.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 4

arki Laawiyiintii 4:7 macnaha guud