Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 4:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xaydhiisa oo dhanna waa in laga bixiyaa sidii xaydha looga bixiyo allabarigii qurbaannada nabaadiinada ah, oo wadaadku waa inuu meesha allabariga ku dul gubaa, si ay Rabbiga ugu ahaato caraf udgoon; oo wadaadku waa inuu isaga kafaaraggud u sameeyaa, oo isna waa la cafiyi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 4

arki Laawiyiintii 4:31 macnaha guud