Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 25:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse sannadda toddobaad waa inay dhulka u ahaataa sabti nasasho weyn ah, oo taasu waa sabti Rabbiga loo dhawro, oo waa inaadan beertaada beeran, ama aadan beertaada canabka ah baarka ka jarin.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:4 macnaha guud