Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 25:24-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Oo dalka aad hantida u leedihiin oo dhan waxaad dhulka uga oggolaataan furasho.

25. Oo haddii walaalkaa miskiin noqdo oo uu hantidiisa qaar iibiyo, markaas xigaalkiisa ugu dhow ha yimaado, oo ha u furto wixii walaalkiis iibiyey.

26. Oo nin hadduusan lahayn qof isaga u furta, laakiinse uu mar dambe helo wax ku filan inuu dhulkiisii ku soo furto,

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25