Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 24:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo daaha markhaatiga dibaddiisa oo teendhada shirka gudaheeda ah Haaruun waa inuu Rabbiga hortiisa had iyo goorba ku hagaajiyaa tan iyo fiidkii iyo ilaa subaxdii, oo kaasu waa inuu ahaadaa qaynuun weligiis idiin jiri doona tan iyo ab ka ab.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 24

arki Laawiyiintii 24:3 macnaha guud