Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 23:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Lix maalmood waa in shuqul la qabtaa, laakiinse maalinta toddobaad waa sabti nasasho weyn leh oo ah shir quduus ah. Waa inaydaan innaba shuqul qaban cayn kastoo uu yahayba, waayo, waa sabti ay tahay in Rabbiga looga dhawro meel kastoo aad deggan tihiinba.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 23

arki Laawiyiintii 23:3 macnaha guud