Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 23:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad kibista la keentaan toddoba wan oo yaryar oo aan iin lahayn oo wada gu jira, iyo dibi yar, iyo laba wan oo waaweyn, oo waa inay Rabbiga u ahaadaan qurbaan la gubo, oo waxaad iyaga la keentaan qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaannadooda cabniinka ahba, kuwaasoo wada ah qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga u ah caraf udgoon.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 23

arki Laawiyiintii 23:18 macnaha guud