Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 22:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ku alla kii farcanka Haaruun ka mid ah oo baras qaba, ama dheecaan ka daadanayaa, waa inuusan wax ka cunin waxyaalaha quduuska ah jeeruu daahir noqdo. Oo ku alla kii taabta wax meyd ku nijaasoobay, ama uu taabta nin shahwaddiisu ka daadatay,

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 22

arki Laawiyiintii 22:4 macnaha guud