Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 22:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad la hadashaa Haaruun iyo wiilashiisa iyo dadka reer binu Israa'iil oo dhan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Ku alla kii reer binu Israa'iil ka mid ah, ama dadka shisheeyayaasha ah ee reer binu Israa'iil dhex deggan, markay keenaan qurbaankooda ay Rabbiga ugu bixinayaan qurbaan la gubo aawadiis, hadduu yahay nidarradooda midkood amase qurbaannadooda ikhtiyaarka ah,

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 22

arki Laawiyiintii 22:18 macnaha guud