Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 21:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wadaadka Haaruun ah nin alla ninkii farcankiisa ka mid ahu isagoo iin leh waa inuusan u soo dhowaan inuu bixiyo qurbaannada Rabbiga oo dabka lagu sameeyo, waayo, isagu iin buu leeyahay, oo waa inuusan u soo dhowaan inuu cuntada Ilaahiisa bixiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 21

arki Laawiyiintii 21:21 macnaha guud