Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 20:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad kala soocdaan xayawaanka daahirka ah iyo kan nijaasta ah, iyo haadda daahirka ah iyo tan nijaasta ah, oo waa inaydaan nafihiinna wax karaahiyo ah kaga dhigin xayawaan ama haad ama waxa dhulka ku gurguurta oo aan idinka soocay oo aan idhi, Waa nijaas.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 20

arki Laawiyiintii 20:25 macnaha guud