Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 20:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii nin kaxaysto walaashiis oo ah ina aabbihiis ama ina hooyadiis, oo uu cawradeeda arko, oo iyana ay cawradiisa aragto, taasu waa wax ceeb ah, oo iyaga waa in dadkooda hortiisa laga gooyaa, waayo, isagu wuxuu qaawiyey cawradii walaashiis, oo dembigiisana wuu qaadan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 20

arki Laawiyiintii 20:17 macnaha guud