Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 17:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nin alla ninkii ka mid ah reer binu Israa'iil ama shisheeyayaasha dhexdooda deggan hadduu ugaadhsasho ku helo neef amase haad ugaadh ah oo la cuno, waa inuu dhiiggiisa daadiyaa oo ciid ku daboolaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 17

arki Laawiyiintii 17:13 macnaha guud