Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 16:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inuu gashadaa jubbadda quduuska ah oo dhar linen ah laga sameeyey, oo waa inuu jidhkiisa u lebbisaa sirwaalka linenka ah, oo dhexdana waa inuu ku xidhaa dhex-xidhka linenka ah, oo duubka linenka ahna waa inuu madaxa ku duubtaa, waayo, iyagu waa dharka quduuska ah oo intuu jidhkiisa biyo ku maydho waa inuu dharkaas lebbistaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:4 macnaha guud