Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 16:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kaasu qaynuun weligiis ah buu idiin ahaan doonaa inaad reer binu Israa'iil sannaddiiba mar kafaaraggud ugu samaysaan dembiyadooda oo dhan. Oo isna wuxuu sameeyey sidii Rabbigu Muuse ku amray.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:34 macnaha guud