Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 16:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas Haaruun waa inuu labadiisa gacmoodba kor saaraa madaxa orgiga nool, oo waa inuu korkiisa ku qirtaa xumaatooyinkii reer binu Israa'iil oo dhan iyo xadgudubyadoodii oo dhan, oo ah xataa dembiyadoodii oo dhan, oo waxaas oo dhan waa inuu kor saaraa orgiga madaxiisa, dabadeedna waa inuu cidlada ugu diraa nin diyaarsan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:21 macnaha guud