Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 16:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu waa inuu meesha quduuska ah daraaddeed kafaaraggud ugu sameeyaa dadka reer binu Israa'iil waxyaalahooda nijaasta ah iyo xadgudubyadooda oo ah xataa dembiyadooda oo dhan aawadood, oo sidaasoo kalena waa inuu u sameeyaa teendhada shirka oo iyaga la deggan waxyaalahooda nijaasta ah dhexdooda.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:16 macnaha guud