Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 15:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nijaastiisuna sidanay ahaanaysaa inta dheecaankiisu ka daadanayo. Haddii dheecaanku jidhkiisa ka daadanayo iyo haddii dheecaanku jidhkiisa ka joogsadayba, waa nijaastiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 15

arki Laawiyiintii 15:3 macnaha guud