Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 14:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kan la daahirinayaana waa inuu dharkiisa maydhaa oo timihiisa oo dhanna iska xiiraa, oo isna biyo ku maydhaa, kolkaasuu daahir noqon doonaaye, oo markaas dabadeedna waa inuu xerada soo galaa, laakiinse intii toddoba maalmood ah waa inuu teendhadiisa dibaddeeda ku hoydaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:8 macnaha guud