Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 14:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii wadaadku guriga soo galo, oo uu fiiriyo, oo uu arko inaan cudurkii guriga ku dhex faafin markii guriga la malaasay dabadeed, markaas wadaadku waa inuu yidhaahdaa, Gurigu waa daahir, maxaa yeelay, cudurkii wuu ka bogsaday.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:48 macnaha guud