Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 14:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadku waa inuu amraa in guriga mid madhan laga dhigo, intaan wadaadku soo gelin markuu cudurka fiirinayo, si aan waxa guriga ku jira oo dhan nijaas looga dhigin, oo dabadeedna wadaadku waa inuu galaa si uu guriga u fiiriyo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:36 macnaha guud