Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 14:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inuu gowracaa wanka qurbaanka xadgudubka ah, oo wadaadku waa inuu dhiigga qurbaanka xadgudubka qaarkiis soo qaadaa, oo taabsiiyaa kan la daahirinayo caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midigba.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:25 macnaha guud