Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 14:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalinta siddeedaadna isagu waa inuu keenaa laba wan oo yaryar oo aan innaba iin lahayn, iyo nayl gu jira oo aan iin lahayn, iyo eefaah toban meelood loo dhigay saddexdiis meelood oo bur ah oo saliid lagu daray, kaasoo ah qurbaan hadhuudh, iyo qiyaas log la yidhaahdo oo saliid ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:10 macnaha guud