Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 13:59 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa sharciga ku saabsan cudurka baraska ahu markuu dharka dhogorta idaad ah ama dharka wanaagsan oo linenka ah kaga dhaco dunta fidsan ama tan gudubsan, ama waxa kasta oo harag laga sameeyo, in la yidhaahdo, Waxaasu waa daahir, ama in la yidhaahdo, Waa nijaas.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 13

arki Laawiyiintii 13:59 macnaha guud