Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 13:49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddii cudurku ka cagaaran yahay ama ka guduudan yahay dharka ama haragga ama dunta fidsan ama tan gudubsan ama waxa alla wixii harag laga sameeyo, kaasu waa cudurkii baraska oo waa in wadaadka la tusaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 13

arki Laawiyiintii 13:49 macnaha guud