Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 13:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas wadaadku waa inuu meeshaas fiiriyaa, oo bal eeg, barta dhalaalaysa timaheedu hadday caddaadeen oo nabarka muuqashadiisuna ay dubka sare hoos u sii dhaafsiisan tahay, waa baras kaasu, oo wuxuu ka soo dhex baxay meeshii gubatay, oo wadaadku waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa nijaasaysan yahay, waayo, kaasu waa cudurkii baraska.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 13

arki Laawiyiintii 13:25 macnaha guud