Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 13:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas wadaadku waa inuu qofkaas fiiriyaa, oo bal eeg, haddii barasku jidhkiisa oo dhan ku faafay, markaas isagu kan cudurka qaba waa inuu ku yidhaahdaa, Ninkanu waa daahir, waayo, isagu wuu wada caddaaday oo waa daahir.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 13

arki Laawiyiintii 13:13 macnaha guud