Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee, kuwan oo ka mid ah kuwa calyanaqsiga raamsado oo raafka jeexan leh waa inaydaan cunin, kuwaasoo ah geela, maxaa yeelay, calyanaqsiga wuu raamsadaa, laakiinse raafkiisu ma kala jeexna, haddaba isagu waa idinka nijaas.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 11

arki Laawiyiintii 11:4 macnaha guud