Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 10:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse u yeedhay Miishaa'eel iyo Elsaafaan, oo ahaa wiilashii Cusii'eel kaasoo ahaa Haaruun adeerkiis, oo wuxuu ku yidhi, Soo dhowaada, oo walaalihiin ka soo qaada meesha quduuska ah horteeda oo waxaad geeysaan xerada dibaddeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 10

arki Laawiyiintii 10:4 macnaha guud