Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 10:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Haaruun la hadlay Muuse, oo wuxuu ku yidhi, Bal eeg, maantadan ayay Rabbiga hortiisa ku bixiyeen qurbaankoodii dembiga iyo qurbaankoodii la gubayay, oo aniga waxaa igu dhacay wax sidan oo kale ah, oo maanta haddaan cuno qurbaankii dembiga, taasu Rabbiga hortiisa ma ku wanaagsanaan lahayd?

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 10

arki Laawiyiintii 10:19 macnaha guud