Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 10:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu bowdada sare loo qaado iyo sakaarka la ruxruxo waa inay la keenaan qurbaannada xaydha oo dabka lagu sameeyo, in iyaga Rabbiga hortiisa lagu ruxruxo sidii qurbaanka la ruxruxo, oo markaasay ahaan doonaan inta weligiin laydiin amray adiga iyo wiilashaadaba, sidii Rabbigu amray.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 10

arki Laawiyiintii 10:15 macnaha guud