Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 10:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Muuse la hadlay Haaruun, iyo wiilashiisii hadhay oo ahaa Elecaasaar iyo Iitaamaar, oo wuxuu ku yidhi, Qurbaanka hadhuudhka ah oo ka hadhay qurbaannadii Rabbiga dabka loogu sameeyey qaata oo isagoo aan khamiir lahayn ku cuna meesha allabariga dhinaceeda, waayo, kaasu waa kan ugu wada quduusan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 10

arki Laawiyiintii 10:12 macnaha guud