Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse neefka uurkujirtiisa iyo addimmadiisa biyo ha ku maydho, oo wadaadku meesha allabariga dusheeda dhammaantiis ha ugu gubo qurbaan la gubo oo ah qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 1

arki Laawiyiintii 1:9 macnaha guud