Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqornimadiisa iyo nabaddu way badnaan doonaan, dhammaadna uma lahaan doonaan carshiga Daa'uud iyo boqortooyadiisa, in la sii adkeeyo, oo caddaalad iyo xaqnimo lagu sii hayo haatan iyo tan iyo weligeedba. Oo tan waxaa samayn doona qiirada Rabbiga ciidammada.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 9

arki Ishacyaah 9:7 macnaha guud