Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 8:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo aad buu u socon doonaa ilaa uu galo dalka Yahuudah, oo intuu wada buuxdhaafo ayuu dhex mari doonaa, oo wuxuu gaadhi doonaa ilaa luqunta, kalafidinta baadadkiisu waxay buuxin doontaa ballaadhka dalkaaga oo dhan Cimmaanuu'eelow.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 8

arki Ishacyaah 8:8 macnaha guud