Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 8:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay idinku leeyihiin, Talo weyddiista kuwa ruuxaanta leh, iyo saaxiriinta hadaaqda oo guryanta, miyaanay dadka waajib ku ahayn inay Ilaahooda talo weyddiistaan? Miyayse iyaga ku habboon tahay inay kuwa dhintay wax u weyddiiyaan kuwa nool aawadood?

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 8

arki Ishacyaah 8:19 macnaha guud