Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 7:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaad isaga ku tidhaahdaa, Digtoonow oo xasilloonow, ha cabsan, hana qalbi jabin labadan qori ee dabka ah ee qiiqaya aawadood, ha ka welwelin cadhada kulul oo Resiin iyo Suuriya, iyo tan ina Remalyaah toona.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 7

arki Ishacyaah 7:4 macnaha guud