Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Aaxaas ina Yootan, ina Cusiyaah, oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah wakhtigiisii waxaa Yeruusaalem ku soo kacay Resiin oo ahaa boqorkii Suuriya iyo Feqax ina Remalyaah oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil inay la diriraan, laakiinse way ka adkaan kari waayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 7

arki Ishacyaah 7:1 macnaha guud