Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 66:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii dibi gowracaa wuxuu la mid yahay mid nin dilay oo kale, kii wan yar allabari ahaan u bixiyaana wuxuu la mid yahay mid eey qoorta ka jebiya oo kale, oo kii qurbaan bixiyaana wuxuu la mid yahay sida isagoo doofaar dhiiggiis bixiya oo kale, oo kii foox shidaana wuxuu la mid yahay sida isagoo sanam ammaana. Hubaal waxay doorteen jidadkooda, oo naftooduna waxay ku faraxdaa karaahiyadooda.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 66

arki Ishacyaah 66:3 macnaha guud