Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 66:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan dhexdooda ka taagi doonaa calaamad, oo kuwooda baxsan doonana waxaan u diri doonaa quruumaha, kuwaasoo ah Tarshiish, iyo Fuul iyo Luudka qaansada xooda, iyo Tubal iyo Yaawaan, iyo gasiiradaha fog, oo aan weligood warkayga maqal oo aan ammaantaydana arag, oo iyana ammaantayday quruumaha ka dhex sheegi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 66

arki Ishacyaah 66:19 macnaha guud