Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 66:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad waxaas aragtaan ayaa qalbigiinnu farxi doonaa, oo lafihiinnuna sida caws qoyan oo kale ayay u soo barwaaqaysnaan doonaan, oo waxaa la ogaan doonaa inay gacanta Rabbigu addoommadiisa la jirto, cadhadiisuse waxay ku dhici doontaa cadaawayaashiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 66

arki Ishacyaah 66:14 macnaha guud