Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 65:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Waxaan aqbalay kuwa aan wax i weyddiinayn, oo waxaa i helay kuwa aan i doondoonayn. Waxaa quruun aan magacayga loogu yeedhi jirin ku idhi, I eeg, i eeg.

2. Maalintii oo dhan waxaan gacmahayga u kala bixinayay dad caasi ah, oo jid aan wanaagsanayn ku socda, oo fikirradooda daba gala,

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 65